Sare u kac ku yimid qiimaha la siisto xoolaha Suuqyada Magaalada Baydhabo.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa maalmo kooban nooga harsan maalinta ciiddul carafa, ciidaana waxaa sida caadiga ah ay tahay maalinta dadka muslimiinta ay qashaan xoolaha kala duwan gaar ahaan kuwa awooda.

Suuq weynaha xoolaha ee magaalada Baydhabo ayaa sida loogu bartay maalmahaan oo kale, waxaa ka jira mashquul aad u weyn, iyadoo shacabka magaalada sii diyaar sanayaan xoolaha ayaa sidoo kale waxaa daba socda kuwa kale ee xoolaha u dhoofiya gobolada kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here