Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Qudaarta Suuqyada Magaalada Baydhabo.

0
309

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobalka baay ayaa waxa laga dareemayaa isbedal dhanka Maciishada qudaarta oo ka mid ah waxyaabaha bulshada inta badan ay aad u isticmaasho sida Baradhada, Yaanyada, Cansalaatada,kabsarka,Toonka iyo kuwa kale oo badan.

Warbixintan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here