Sare u Kac Ku yimid Qiimaha La iibiyo Xoolaha Nool Suuqyadda Muqdisho.

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa dalka ka da’ayay roobab mahiigaan ah oo saameyn ku yeeshay nolosha bulshada waxaana Magaalada Muqdisho Wadooyinka gala ay u xirmeen roobka da’ay dartooda .

Qaar ka mid ah ganacsatada xoolaha ku iibiya magaalada Muqudisha ayaa sheegay in wadooyinka la soo marsiin jirey xoolaha ay saameeyn ku yeelatey roobkan sidaa darteedana sara u kac Ku yimid qiimaha Xoolaha.

warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here