Sare u kac ku yimid qiimaha Alwaaxda lagu iibiyo suuqyada Baladweyne.

0
185

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa sare u kac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo Alwaaxda lagu dhiso guryaha noocyadooda kala duwan guud ahaan suuqyada magaalada Baladweyne.

Sare u kacan ayaa waxaa sababay xirnaashaha wadooyinka oo ku da’ay roobabka Gu’ga iyo fatahaada wabiga shabeele oo sameeyn wayn ku yeelatay isku socodka wadooyiinka magaalada Baladweyne iyo deegaanada hoos yimaada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here