Sare u kac ku yimid Maciishata Raashinka Degmada Waajid.

0
140

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Waajid ee gobolka bakool waxay kamid tahay degmooyinka KGS ee ganacsigeeda ku xiran yahay ama degmada lagu geeyo diyaaradaha taasi oo ka dhigeysa in lacagta lagu iibsado rashiidka ay noqoto mid qaali ah madaama diyaaradaha lagu soo saaro lacag qaali ah.

Haafkii sokor ah degmada Waajid waxay ka joogtaa $24 Haaf Bariis $19 3 Litir oo salaad ah wuxuu ka jogaa $7 haafkii $22 taasi oo ka dhigeysa kuwo aan ku dhawaan Karin dadka aan awoodi iyadoona weli degmada Waajid ay ku soo qulqulayaan dad ka soo barakacay degaanada ka tirsan degmadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here