Saraakiisha Hey’adda Socdaalka XFS Oo Tababar Aqoon kororsi uga furmay Magaalada Dhuusamareeb.

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababrkaan oo ay ka qeyb galayaan Saraakiisha hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ee ka howlgala Xaduudaha Dalka ayaa magaalada Dhusamareeb waxaa uga Furmay tababar aqoon kororsi ah, Waxaana si gaar ah looga Bari doono Saraakiisha Hanaanka Diwaan qelinta Dadka isaga kala gudbeya Xaduudaha iyo in si sax loo keydiyo Xogta muhiimka ah, waxaana iskala qeyb qaadaneya hay,adda iyo socdaalka iyo jinsiyada Soomaaliya iyo Hay,ada socdalkaa Aduunka IOM.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here