Saraakiisha Hay’adda Tayadhowrka Soomaaliland Oo Tababar Loo Furay.

0
32

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo socon doona muddo Afar Maalmood oo Magaalada Hargeysa loogu qabtay Hawl-wadeennada Hey’adda Taya dhowrka ayna soo qaban qaabisey Hay’adda Alight, ayaa lagu baran doonaa sidii loo Tayeyn lahaa Xirfadooda Maadaama ay muhiim tahay in lala socdo Tayada Badeecadaha iyo Daawooyinka

Ugu horeyn waxaa Tababarkan ka hadlay Agaasimaha Tayo Dhowrka ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliland Maxamed Cumar Ismaaciil isagoo Sharaxay Muhiimada Tababarkan loo qabaty.

Warkugn waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here