Saraakiil sare oo loo heysto musuqmaasuq la xiriira lacagihii Covid-19 dalka Kenya

0
272

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ugu yaraan 15 saraakiil sarsare oo Kenyan ah iyo ganacsato ayaa lagu wadaa in lagu soo oogo dacwad la xiriirta xatooyo lagula kacay tobnaan milyan oo doollar oo la doonayay in lagu soo iibiyo qalabka caafimaadka oo loogu talogalay Covid-19.
Baarayaasha loo xil saaray arrintaas ayaa ogaaday sida qandaraaska soo iibinta qalabkaas loogu gacan geliyay shakhsiyaad iyo ganacsato.

Warbixin ay shalay si wada jir ah u soo saareen Guddiga Senate-ka iyo Guddiga Anshaxa iyo La dagaallanka Musuqmaasuqa ee (EACC) ayaa lagu sheegay in la musuqmaasuqay qalabkii loogu talogalay Covid-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here