Saraakiil Ka tirsan Ciidanka Asluubta Jubbaland Oo Tababar loogu soo xirey Kismaayo

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caddaaladda iyo arimaha Dastuurka maamul goboleedka Jubbaland ayaa tababar u soo xirtay sodon Sarkaal oo ka tirsan ciidanka Asluubta Jubbaland.

Tababarka oo socday muddo shan maalin ah ayaa waxaa saraakiisha ciidanka Asluubta waxaa lagu baraayay casharo wax tar u leh shaqadooda sidoo kalena kor loogu qadaayay aqoontooda.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here