Saraakiil Ka tirsan Ciidanka Asluubta KG iyo Garsoorayaal Oo Tababar Loo soo Xirey

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan Tiiraanyo bixinta oo mudo afar maalin ah ka socday Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka fa’idaystay Saraakiil Ciidan oo ka socday Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo sidoo kale Gudoomiyaasha Maxkamadaha KGS.

Xiritaanka Tababarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka KG iyo Saraakiil Ciidan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here