Sara ukac ku yimid Qiimaha Raashiinka ee suuqyada Aljeeriya

0
294

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qiimaha raashinka ayaa sare uga kacay dalka Aljeeriya, halkaas oo dadka dukaameysanaya ay sheegeen in saliidda cuntada lagu karsado iyo caanaha ay adag tahay in la helo, qofkuna uu ku khasban yahay inuu dukaanlaha ammaano si uu wax uun uga helo.

Saameynta ka dhalatay tallaabooyinka ay dowladda markii hore u qaadday in ay la dagaallanto fayraska safmarka ah ee corona ayaa dadka shacabka ah ku adkeeyay nolosha.

Waxaan dareemayaa sida inaan iibsanayo daroogo,” ayay tidhi Samiha Sammer, oo ah haweeney 31 jir ah, oo hadleysay iyadoo ay ka muuqatay murug iyo is dhiirrigelin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here