Sara ukac ku yimid Qiimaha Hilibka lagu iibiyo Suuqyada Baydhabo.

0
433

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qiima Kororka Hilibka Geella iyo Ariga ayaa Xiligaan Sabab u ah Bisha Ramadaan Oo Dadka Badankood aad u Isticmaala Ramadaanka Ka hor Hilibka Kiiladiisa Wuxuu Suuqyada Ka joogay 80-ilaa 90 kun Shillin Soomaaliya, hada Wuxuu Maraya Qiimaha Hilibka 120-140kun Shillin Soomaliya Iyadoo Saas tahay Hadana Suuqyada ayaa ah kuwa Camiran ay Dadku Wali Si Caadi Ugataan Hillibka Lagu Sameeyo Sanbuuska Wuxuu Ka qaalisanyahay Midka Kale Dadka Cunada Ku karsadaan, Maqaayadaha ayaa ayguna Sabab u ah Qaaliga Hilibka

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here