Sara u kac laga dareemayo Qiimaha Lakala siisto suuqyada Qudaarta Ee Magaalada Baydhabo

0
334

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qudaarta nocyadeeda kala duwan ee lagu iibiya suuqyada ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa ah mid laga dareemaayo sare u kac Xoogan maalimahaan maadaama ay bulshada badankeedaba si saa,id ah u isticmaalan qudaarta nocyadeeda kala duwan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here