Sara u kac Ku yimid Qiimaha Shidaalka lagu iibiyo Suuqyada Baydhabo.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bilooyinkii uga dambeeyey waxaa Sara u Kacey qiimaha lagu iibiya shidaalka magalada baydhabo, waxaan Sara u kaca shidaalka saameyntiisa sababey burburka wadada weyn ee isku xirta magalada muqdisho iyo magalada Baydhabo.

Baarbuurtii shidaalka keeni jirey magalada baydhabo ayaa noqdey kuwa safar dheer u soo gal magaalada kana yimaada dhanka baladweyne, waxey qeyb ka tahay qiima kororka shidaalka ee ka jira magalaada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here