sara u kac ku yimid qiimaha rashiinka wadaniga ah ee lagu iibiyo Baladweyne

0
156

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suqyada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee lagu iibiyo rashiinka dalka ka soo go,a ayaa waxaa laga daremaaya sara u kac ku yimid rashiinka wadaniga ah waaxana sababay abaraha ka jiro dalka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here