Sara u kac ku yimid qiimaha raashinka wadaniga Suuqyada Baydhabo.

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sare u kac weyn oo dhinaca Dalagyada Noocyada kala duwan ah ayaa laga dareemayaa suuqyada gudey Baydhabo oo inta badan lagu iibiyaa Dalagyada dalka, kuwaasi oo saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqa suuqyada gancasiga xili roobaydkan iyo daadadka oo sababay in wadooyinka go,aan

Suuqa Godey ee lagu iibiyo Cunooyinka dalagyada waxaa ku shaqeysta boqolaal oo nolol maalmeedkooda ka raadsada balse hada waxay dareemayaan suuq yari maadama inta badan aysan wax badar oo soo gala Magaalada wadooyinka go,an iyo Roobka daadadka wata darteed.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here