Sara u kac ku yimid Qiimaha Maciishada Suuqyada Guriceel

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maciishada qutul daruuriga ah ayaa sare u kacdey deegaanada galmudug intooda badan ka dib markii wax ku dhow labaatan bari aan gaarin wax raashin ah degaanada galmudug gaar ahaan degmada guraceel oo ka mid ah magalooyinka ugu dadka badan degaanadaasi.

Ganacsatada iyo bulshada degaanada Galmudug gaar ahaan degmada guraceel ayaa saameyn kala duwan ku yeelatey Canshuurta dheeriga ah ee lagu soo ragey gadiidkii keeni jiray raashiinka iyo adeegyadii looga bahaan degmadaasi.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here