Sara u kac ku yimid qiimaha Lagu kala iibsado Xoolaha Suuqyada Magaalada Baydhabo.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tan iyo markii uu Bilowdey Roobka Deyrta ayaa waxaa Suuqa Xoolaha laga dareemayaa sare u kac ku yimid qiimaha la kala siisto xoolaha nocoyadooda kala duwan Sida Lo,da Geella iyo Ariga oo inta badan ka yimaada Gobolada Baay Bokool iyo Gedo sidaa darteeda ay adagtahay in wadooyinka la soo marsiiyo maadama ay noqotey mid dhiiqa ah.

Sara u kac ku yimid Xoolaha Waxa uu saameyn ku yeeshey Ganacsatada Dulaaleyda iyo Guud ahaan Bulshada dooneysa in Xoolaha iibsadaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here