Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta suuqyada Magaalada Baydhabo.

0
276

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sare u kac balaaran ayaa laga dareemayaa qiimaha qudaarta lagu kala iibsado nuucyadeeda kala duwan suuqyada Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ,Waxaana ganacsatada qudaarta ay sheegeen in sare u kacan ay keentay abaarta ba’an ee ka jirta deegaanada koonfur galbeed oo saameyn ku yeelatay dalaqyada laga keeni jiray beeraha iyo biyo la’aan ka jirto.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here