Sara u kac ku yimid Qiimaha Khudaarta Oo Laga dareemayo Suuqyada Baydhabo.

0
72

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Sare u kac weyn oo dhinaca Qudaarta ah ayaa laga dareemayaa suuqyada Magaalada Baydhabo oo saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqa suuqyada.

Arrintan ayaa saameyn ku yeelatay dhaq dhaqaaqa wax kala iibsiga suuqyada, inkastoo ay sare u kaceen Qudaarta nuucyadeeda kala duwan ayaa hadana waxaa si weyn loo dareemayaa Qiimo kororka ku yimid Yaanyada basasha , baradhada iyo bisbaaska

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ