Sara u kac Ku Yimid qiimaha Khudaarta lagu iibiyo Baydhabo.

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa sare u kac baahsan laga dareemayaa qaar ka mid nuucyada qudaarta ee magaalada Baydhabo,Nuucyada qudaarta ee sare u kaca uu ku yimid ayaa waxaa ka mid ah mooska, Cansalaatada, basasha, Baradhada bocorka, iyo liinta.

Sare u kacan ayaa yimid kadib markii ay Yaraatay Khudaartii La Keeni Jiray Baydhabo,Wadooyinkii Lagu Keeni Jirey Qudaarta Ayaa Burburey, Kadib Robabkii Xoganaa Ee Dalka Ka Da’ay, Sida Wadada Weyn Ee Isku Xirta Muqadisho Iyo Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here