Sara u kac ku yimid Qiimaha Kalluunka Lagu iibiyo Suuqyada Muqdisho

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa sare u kac xooggan uu ku yimid qiimaha la kala siisto Kalluunka noocyadiisa kala duwan ee suuqyada magaalada Muqdisho ,kaas oo hadda aad uga sareeya qiimahii hore ee la iibin jiray.

Sababta arintaan keentay ayaa lagu sheegay dabaylo xooggan oo xilligaan badda ka jira, islamarkaana ay yaraadeen doomihii badda u kaluumaysi tagi jiray.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here