Sara U Kac Ku Yimid Qiimaha Dhuxusha Lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Baydhabo.

0
245

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qaar ka mid ah Ganacasatada dhuxusha ku iibiso Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in uu jiro isbedel qiimaha lagu iibsado dhuxusha, waxaana mudooyinkan dambe tan iyo markii uu bilowday Roobabka ay wax iska bedeleen qiimihii hore ee dhuxusha loorkeeda lakala siisan jiray.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here