Sanad Guuradii 5aad Ee Ka Soo Wareegatey Aas Aaska Ururka Ubaxa Hormarinta Bulshada Soomaliyeed Oo Baydhabo Lagu Qabtey

0
282

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad lagu xusaayay Sanad Guuradii 5aad ee ururka ubaxa horumarinta bulshada soomaaliyeed oo Ka Soo Wareegatey Aas Aaska Ururka Ubaxa Hormarinta Bulshada Soomaliyeed ayaa waxaa ka soo qeyb galey Masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada iyo kan gobalka ururada ka jira magalada baydhabo iyo bulushada ku nool magalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here