Samafale Online-ka Lacag uga ururiya Dad Dhibaateysan.

0
176

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hassan Macalin Ali Oo ah Samafale Bartiisi Facebooga dadka danyarta ah oo aan Codkooda la maqlin uga soo gudbiya baahiyaadkooda si loogu gurmado ku waasi inta badan ay ku nool yihiin Tuulooyinka, kadib markii uu arkay dhibaatooyin badan ee qarsoonaa.

Samafale Xasan Macalin ayaa waxa uu Arlaadi Radio ugu warbixiyey tan iyo markii uu bilaabey shaqadan wax yaabihii uu Bulshada nugul uga qabtey

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here