Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka qeybgaley Munaasabad kooban oo Xariga loogu jaraayey Saldhiga Booliiska Degmada Xudur oo dib u dayactir iyo balaarin lagu sameeyey
Aadan Wardheere Taliyaha Saldhiga Degmada Xudur ayaa sheegey in saldhiga uu heley dib u dayactir balaaran tan iyo burburkii ka dib waxaana uu u mahadceliyey Maamulka Koonfur Galbeed
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ