Saldhig Cusub oo laga dhisay Deeganka Cagaaran Degmadda Galkacayo Oo Xariga Laga Jarey.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga & DDR ee Dawladda Puntland Mudane Maxamuud Xassan Maxamed (Cawil Mataan) ayaa xarig ka jaray Saldhig Cusub oo laga dhisay Deeganka Cagaaran ee dagmadda galkacayo.

Agaasimaha Guud oo ay ku waheliyaan xarig-jarka saldhiga Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali, Xildhibaaan khadar Cawil, G.Kuxigeynka Gobolka Mudug, Kusimaha Gudoomiyaha Dagmada Galkacayo ahna G.kuxigeynka degmadda,Gudoomiyaha Deeganka Cagaaran, Taliyaha saldhiga, Odeyasha Deeganka Iwm.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here