Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Taliyaha Booliska qeybta gobolka Mudug ee Galmudug gaashanle dhaxe Cali Muuse Maxamuud oo ay wehliyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Mudug iyo kan dagmada Gaalkacyo ayaa saldhig boolis ka xarig jaray deegaanka Saaxa-wanaag ee gobolka Mudug oo ah mid ay baahiyo fara vadan u qabeen bulshada degaanka
Saldhigaa cusub ee ay yeesheen bulshada degaanka Saaxa-wanaag ee gobolka Mudug ayaa waxaa uu qeyb weyn ka qaadan doonaa arimaha amaanka ee guud ahaan bulshada degaanka iyo tuulooyinka hoos yimaada .
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir