Safiya Maxamed Nuur Oo gashay Kaalinta 9aad Imtaxaanka Shahaadiga ee Dowladda Oo ka warbixisay dadaalka ay gelisay Waxbarashada.

0
290

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Celcelis ahaan 90.14 ayay aheyd Natiijadeeda, waxay kaalinta 1aad u gashay guud ahaan Ardeyda Koonfur Galbeed, halka kaalinta 9aad ay kaga soo muuqatay imtaxaanaadka dalka.

Safiya Maxamed Nuur waxay noqotay hogaanka ardeyda sanad dugsiyeedka 2019-2020 ee iskuulada koonfur galbeed.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here