Saameyn Noocee ah ayuu Ku Yeelan Karaa Ardeyda Waxbaraneysa Isticmaalka Badan ee Baraha Bulshada.

0
308

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tawankii Sano Ee La soo dhaafay Waxaa Batay Isticmaalka Interneedka oo Baraha Bulshada lagu wada Xiriiro Laga Isticmaalo Sida Facebook Instagram Tiktok Iyo Kuwa Kale Badan Waxaa Dhalinta Ayaguna aad ugu bateen Isticmaalka Barahaasi. Hadaba Maxay tahay Saameynta Waxbarasho Ardeyda Wax Barata Ku Reebay Isticmaalka Facebooga Gaar ahaan Xiliyada Imtixaanaadka Ardeyda Wajahayaan inay Ku Mashquulaan Facebooga Sidaana Uu Iskaga Lumiyo Waqtigii Diyaarintaa Casharka.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here