Rugta Ganacsiga Jubbaland Oo deeg raashiin ah gaarsiisay maxaabiista Xabsiga dhexe ee Kismaayo.

0
99

Gudoomiye kuxigeenka rugta ganacsiga Jubbaland Muqtaar Sheekh Axmed ayaa Xabsiga dhexe ee degmada Kismayo gaarsiiyey deeq Raashiin oo ka kooban Bur,Bariis, Baasto, Timir, iyo Joodariyaal.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here