Roobabkii ka da’ay Jowhar Oo geystay Khasaaro Kala duwan

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Labadii todobaad ugu dambeysey waxaa dalka ka da,aya Roobab xoogan kaas oo geysanaya Khasaara kala duwan maadama roobabku uu wato daadad

Degmada jowhar ayaa 48dii saac ee la soo dhaafey ka da,ayey roobab aan kala joogsi laheyn oo geystey qasaaro isuga jira burur guriyaha qaar iyo in Bulshada ka barakacaan Xaafadahooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here