Roobabkii ka da’ay Degmada Ceelwaaq Oo saamayn ku yeeshay Waxbarashada iyo Ganacsiga.

0
114

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Roob xooggan oo 72 saacadihii la soo dhaafay ka da’ayey Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo yaa saamayn ku yeeshay isu- socodka guud ahaan ee Magaalada goobaha ganacasiga iyo goobaha Waxabarshada iyadoo biyo fariistay Wadooyinka.

Gudoomiyaha Degamada Ceel-waaq ee gobolka Gedo Ibraahiim Guuleyd Aadaan ayaa kormeer ku tagay qaar kamid ah xaafada ah magaalada isgoo u Kuur galayay sameenyta ka dhalatay biyaha ah daadka wadooyinka fadhiistay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here