Roobabkii dhawaan ka da’ay Dhuusamareeb oo sameyn ku yeeshay ganacsiga magaalada

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug oo ka da’ay roobab xoogan oo saameeyn ku yeshay isku socdka magaalada.Ganacsatada Dhuusamareeb waxaa sameyay Biyaha Roobka Mar ay ganacsatda ay ka lahadlayeen Sameeynta ayaa sheegay in hoos u dhac ku yimid macaamishii wax ka gadan jirtay madama isku socodka magalada biyaha sameyeen.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here