Roob xooggan Oo ka da’ay deegaanka Dhahdaab oo xiray jidadka muhiimka u ah Bulshada.

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Roobab Xoogan oo ka da,ay Xeriyaha qaxootiga iyo deegaanka dhadhaab ayaa sababey in ay xirmaan qaar ka mid ah jidadka isug socodka gaadidkana uu Cariiri galo, jidka mara bartamaha magaalada dhadhaab ayaa si aad u buux dhaafiyeen biyo kuwaasi oo Caqabad ku noqdey guud ahaanba isu socodka dadka.

Magalada dhadhaab oo ay kulmisey bulsho fara badan ka kala yimid degaano kala duwan ayaa waxey hada wajaheysa marxalado kala duwan oo sababey roobabkii ka da’ay magalada iyo degaanada hoosyimaada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ