Xaafado ka tirsan Degmada Waajid Oo Laga Barakacay.

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Roobab mahiigaan ah Oo Wata Fatahaado ayaa Ka Da’ay Magaalada Waajid Ee Gobolka Bakool Maalin Kii Saddexaad, Waxaana Jira Khasaaro Dhanka Hantida Oo ay Geysteen Fatahaadaha In kastoo Weli aaney Jirin Dad Ku Naf Waayey.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here