Roob ka da,ay Gaalkacyo Oo Sababay in ay xirmaan goobihii waxbarashada.

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa ka taagan xaalad bini’aadinomo ah taasi oo ka dhalatay roobka ka da’ay magaaladaasi taasi oo sababeen in ay kala xiranto hakad ay galaan qeybo kamid ah adeegyada bulshada madaama roobab xoogan ay ka da’een.

Roobabka ka da’ay degmada Gaalkacyo ayaa sidoo kale waxaa uu sameyay dhismooyinka iskuulada taasi oo keyntay in dhamaan la fasaxo goobaha waxbarashada iyadoona si lamid ah ardada aadi karin goobaha waxbarasha madaama weli roobabka ay socdaan waana dhalan karaan qataro kale.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here