Roob Burburiyay Wadada iska xirta Muqdisho iyo Baydhabo

0
175

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa sii kordhaya dhibaatada uu geysanayo Roobab sababey in dalka ku fatahaan Daadad Xoog badan kaas oo saameeyey Bulshada danyarta ah oo ayaguba markii hore dhibaatooyin kala duwan la daalaa dhacayay waxay markale ka barakeceen Guriyahooda.

Gobolka Shabeelaha Hoose wuxuu ka mid yahay Gobolada sida aadka ah uga da,ay Roobka Deyrta islamarkaana ku soo fatahay Wepiga Shabeele oo Degmooyin kamid ah mara,daadad ayaa waxay Burburiyeen wadooyinkii isku xiraayay Gobolada Shabeelaha Hoose Baay iyo Banaadir waxaana ka go’dey wadada Buur-Hakaba iyo Leego taas oo sababtey in hada wadada ku xayirnaadaan gaadiid kala duwan iyo dadkii la socdey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here