Ronaldo Oo Farriin U Diray Taageerayaasha United Ka Dib Goolkiisii Waqtiga Geerida Ee Villa Real

0
345

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ronaldo ayaa farriin u diray taageerayaasha kooxdiisa ka dib goolkii guusha ee Villa Real

Labada koox ayaa ku kulmay kulan wareegga 2-aad ee Group-yda Champion-ka  ah waxa ayna ku dhamaaday 2/1

Xilli ciyaarta u muuqatay mid bar bar dhac ku dhamaatay ayuu Ronaldo gool dhaliyay daqiiqadii 95-aad ee waqtiga dheeriga .

Bartiisa Instagaram-ka ayuu  soo dhigay dabaal deggiisa goolkaas waqtiga dhimashada yimid

Waxa uuna ku qoray ” la`aantii mustaxiil ayay aheyd in aan guul gaarno”

Ronaldo ayaa arintaas uga gon lahaa saameynta ay taageerayasha ku lahaayeen guushaas marka la eego dhiira gilinta ay sameynayeen inta uu kulanka socday

Dhanka kale mar uu ka hadlayay  goolkiisii Villa real waxa uu yiri ” tani waa shaqadeyda waxaana doonayaa in aan taariikh cusub u dhigo Man United”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here