Ronaldo Oo Farriin U Diray Morocco ” Hal Arin Niyadda Haku Hayaan”

0
174

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ronaldo ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in qarankiisa gaaray wareegga 8-da ee koobka aduunka

Inkastoo uu badal dhamaadkii ku soo galay , hadana Ronaldo fal celinno cajiib  ah ayuu sameeynayay kulammaa saaxibadiisa gool dhaliyaan  wax ayna xalay ku badiyeen 6/1 oo ay Siwss ku reebeen

Barahiisa bulshada ayuu Ronald ku soo qoray” maalin wacan ayay u aheyd Portugal , natiijo  taariikhda koobka aduunka galeysa ayay aheyd”.

” Dhaliyarada Portugal bandhig cajiib ah ayay sameeyeen , hambalyo qarankeyga , riyada waa ay nooshahay ,wadada koobka aduunka ayaa inoo muuqda , ilaa dhamaadka waan dagaalameynaa” ayuu raaciyay Ronaldo

Portugal waxa ay wareegga 8-da isku arkayaan Morocco oo xalay rigoorayaal ki reebay Spain

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here