Robin van Persie Oo Magacaabay Tababarihii Ugu Fiicnaa Ee Uu La Soo Shaqeeyay.

0
432

Baydhabo(Radio Arlaadi)-  hore ee kooxaha Man United iyo Arsenal ayaa Tababarihii hore ee kooxda Man United Sir Alex Ferguson u magacaabay tababarihii ugu fiicnaa ee uu la soo shaqeeyay.

Robin van Persie ayaa ka soo hoos shaqeeyay tababarayaasha Louis van Gaal, Sir Alex Ferguson Iyo waliba Arsene Wenger oo uu kula soo shaqeeyay kooxda Arsenal.

Xiddiga oo Man United kula guulaystay Premier League markii uu Gunners kaga soo biiray sanadkii 2012 ayaa sheegay in uu aad uga niyad jabay markii uu Ferguson shaaciyay in uu ciyaaraha ka fadhiisanayo.

Laakiin Louis Van Persie ayaa tababaraha reer Spain aad u qiimeeya”Ferguson run ahaantii waxa uu ahaa tababare heer sare ah”.

“Waxa uu ahaa mid cajiib ah waxana uu mar walba kooxdiisa ka dhigayay kuwo faraxsan oo diirada saara qaab ciyaareedkiisa”.

“Wenger waxa uu ahaa isku darka Ferguson iyo Van Gaal”.

“Arsene Wener waxa uu mar walba ahaa mid waxyaabo fiican ka hadla, waxa aan ka soo hoos ciyaaray tababarayaal leh awood gaaar ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here