Real Madrid Oo Go’aan Cusub Ka Gaadhay Heshiis Kordhinta Sergio Ramos.

0
298

Kooxda Real Madrid ayaa go’aan lama filaan ka qaadatay mustaqbalka xiddiga daafaca uga ciyaara ee Sergio Ramos.

Real Madrid ayaa la filayay in ay miiska wadahadalada la fadhiisato Daafaca Sergio Ramos kaas oo ku jira bilhii ugu dambeeyay.

Laakiin wargayska Sport ayaa sheegaya in ay kooxda Real Madrid dib u dhigtay heshiiska cusub ee ay ka saxiixanaysay daafaca dhexe.

Los Blancos ayaa dib u dhigtay heshiis kordhinta iyada oo aan la ogayn mudada ay dib ugu dhigtay heshiis kordhinta daafaca dhexe.

Sergio Ramos ayaa si xor ah uga tagi kara dhamaadka xilli ciyaareedkan hadii ayna Real Madrid heshiis cusub ka saxiixan xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here