Real Madrid, Man City, Liverpool oo guulo gaaray

0
188

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa xalay la ciyaaray ciyaaro ka tirsan kulammada daah furka ee marxaladda Guruubyada tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, kal ciyaareedkan 2021/22.

Kooxaha waa weyn ee ciyaaray kulamdada ay kooxaha qaar ku daah furanayaan e marxaladda Guruubyada tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, waxaa ka mid ah, Real Madrid, Liverpool, Inter, AC Milan, PSG, iyo Manchester City.

GROUP A

Brugge 1 – 1 Paris Saint-Germain

Manchester City 6 – 3 RB Leipzig

GROUP B

Atletico Madrid 0 – 0 FC Porto

Liverpool 3 – 2 AC Milan

GROUP C

Besiktas 1 – 2 Borussia Dortmund

Sporting CP 1 – 5 Ajax

GROUP D

FC Sheriff 2 – 0 Shakhtar Donetsk

Inter 0 – 1 Real Madrid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here