Raisul Wasaaraha XFS Oo Xariga ka jarey Wadooyin Laga dhisey Degmooyinka Gobolka Banaadir.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wadooyinka Laamiga ah Ee Xarigga laga jaray ayaa laga hirgeliyey Degmooyinka Waaberi, Xamar Jajab, Garasbaaley iyo wada isku xirta Degmooyinka Kaaraan iyo Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir, iyada oo fududueyn doonta isku socodka dadka iyo Gaadiidka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Wadooyinka cusub waxaana ku wehlinaayey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir waxaana lagu dhisay canshuurta laga qaado Bulshada ku nool Muqdisho.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here