Ra’isul wasaaraha XFS Oo ku baaqey in laga Fogaado meelaha halista ka imaan karta Roobka dalka ka curtey

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ra’isulwasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre oo mar uu Booqanayey xarunta dhexe ee hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka,si uu u ogaado shaqooyinka ay Hay’addu wado isagoo indha indheyn ku sameeyey halka lagala socdo saadasha hawada oo waqtigaan Roobabka la filaayo laga cabsi qabo in ay dhibaata uu geysto

Ra’isulwasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre ayaa marka uu soo dhameystey Kormeerkiisa shacabka Soomaaliyeed ugu digay Roob xoogan oo dalka ka curtay kaas oo wata daadad iyo duufaanno, isaga oo hay’addaaha gargaarka ugu baaqay in ay taageeraan Hay’adda SoDMA.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here