Raisul Wasaaraha XFS Oo dahfurey Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad ay soo agaasintey Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo Daaqa XFS ayaa maanta ka qabsoontey Magaalada Muqdisho taas oo qeyb ka aheyd daahfurka dhoofka hilibka Xoolaha Soomaaliya ee ay ogolaatay Boqortooyada Sacuudigu, Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa XFS Wasiir Hassan Hussein Mohamed, Ra’iisal Wasaaraha Dalka, Safiirka dowlada Sacuudiga ujooga dalkeena, Xildhibaano Wasiiro, iyo marti sharaf kale ayaa goob joog ka ahaa daaahfurka Munaasabadan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here