Raisul Wasaaraha XFS Oo Dah-Furey Xarunta Dhexe Keydka Daawada Soomaaliya

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhismaha Bakhaarka Kaydka Daawada waa Tallaabo aad u wayn oo loo qaaday dhinaca Horumarinta Adeegyada Caafimaadka, guud ahaan, Xaruntan ayaa loogu talagaley in lagu keydiyo dhamaan Daawooyinka soo gala dalka isla markaana laga Maamulo dhamaan Daawada lagey nayo Maamulada iyo guud ahaan Gobolada dalka.

Waxay qeyb ka tahay gaaritaanka yoolka Horumarinta Caafimaadka guud ee dalka sidoo kale wuxuu si weyn u xoojin doonaa sahayda Caafimaadka ee xudunta udub dhexaadka u ah kaydinta iyo maaraynta ilaha daryeelka Caafimaadka iyo qaybintooda dalka oo dhan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here