Ra’isul Wasaaraha XFS oo daah-furay Imtixaanka Macalimiinta cusub.

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Raisul wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa si rasmi ah u furay imtixaanka macaliinta cusub ee u tartamayo seddex kun oo macalin oo ay dowladda Soomaaliya qaadaneyso.

Imtixaanka waxaa ka qaybgalaya 8,000 oo macallin, oo ku galaya imtixaanaadka 22 goobood oo ku kala yaala 11 magaalo oo ka tirsan dalka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here