Raisul Wasaaraha Dowlada Soomaaliya Oo Haweenka Soomaaliyeed ku Amaanay kaallinta ay ku leeyihiin Amniga iyo xasiloonida Dalka.

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya,Hamza Abdi Barre ayaa daahfuray qorshaha qaranka ee kaallinta haweenku ku leeyihiin amniga iyo xasiloonida dalka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka.

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ka hadlay munaasabadda ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadlay doorka muhiimka ah ee haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin nabadgelyada iyo amniga iyo gurmadka aabaraha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here