Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax dhigay Dib-u-dhiska Tuulada Cayaaraha.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Waxaa la dhagax dhigay Mashruuca dib-u-dhiska Tuulada Cayaaraha ee Stadium Muqdisho, taas oo qeyb ka ah dadaallada ee horumarinta isboortiga iyo dhallinyarada Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, oo dhagax dhigay Mashruuca dib-u-dhiska ee Stadium Muqdisho ayaa waxaa ku wehlinaayay Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada XFS ,Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here